Dalyare fort (Darawiish)

Dalyare fort is an open-top Dhulbahante garesa of the Darawiish era which was ordered built by the Dervish as a strategy for countering the colonization efforts of the Europeans [citation needed].

The purpose of the Dalyare fort was to serve as a refuge and escape route for Darawiish retreating from colonial forces who intend to head south towards the Shabelle River.

The letter, originally in Arabic, but since translated to Italian and Somali records correspondance between the Sayid and the Italian Somali governor Giacomo De Martino stating that the forts were abandoned because the Dhulbahante tribe, one of the clans the Dervishes comprised,[3] had by and large surrendered.

[4][5] Bisha Abriil, horraanteedii, waxaa ka yimid Daraawiishta Beled Weyne, warqad dhambaal Wadaadku ku soo toosiyey Talyaaniga, una nisbeynaayo kala tagga dadkiisa raacsanaa ee Dhulbahante ahaa, codsanayana inaan u dhex galno isaga iyo Ingiriiska.

Ku socota Talyaaniga.Ogow, markaad Majeerteen hubka gacanta ka saarteen, si ay noo baabi’iyaan, waxaannu kaa barinnay inaad hub na siiso ... Ingiriiska oo saas ogaa, ayaa dagaal nagu qaaday, isagaoo dhammaan wata col iyo 6 dayuuradood, ... Dhulbahantaha intii badnayd waxay isu dhiibtay Ingiriiska, gacantana ka saareen 21 qalcadood oo banaadiikh, rasaas iyo lacagi ka buuxdo ... Tan ku saabsan dhimasha, ogow, annaga iyo Ingiriisku dagaal kuma kulmin, ... la diley, kun carruur ah, naago gaboobey.