Dayib Gurey

Mohamed Ahmed 'Dayib Gurey" (Somali: Maxamed Aaaden 'Dayib Gurey') was a senior SNM senior commander who led the invasion of Hargeisa in the Somaliland War of Independence.

[1][2][3][4] Gurey also served as trade minister under Somaliland's first elected government under President Egal in 1993.

[5]

This Somaliland biographical article is a stub.

You can help Wikipedia by expanding it.

23 Sanno Ka Hor Maanto Kale 19/02/1999 Ayuu Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyooday Alle Haw Naxariiste Mujaahid Maxamed Axmed Ibraahim ( Dayib Gurey ). Eebe Jannooyinkiisa Haku Casuume Muj: Dayib Gurey Waxaa Si Weyn Loogu Xasuusta Dib U Xoreyntii Iyo Halgankii SNM Iyo Goboladda Somaliland. Sidoo Kale Waxa uu Xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii Kala Dambeeyay ee soo maray somaliland. Waxa uu ahaa Siyaasi iyo Maskax Tuujiye Door muuqda Ka Soo Qaatay isku haynta Iyo Midaynta Garabadii Siyaasadda iyo Kornayladda ee SNM.
Dayib Gurey in 1999 assumed